Wafuud ka kala Socota DFS & Maamul Goboleedyada Oo Gaaray Magaalada Garoowe

Radiosyl.com

Caasimada puntland waxaa gaaray Ra’isul wasaaraha dowlada federalka soomaaliya Xasan Cali khayre iyo wafdi uu hogaamiylnaayay waxaana soo dhaweeyay madaxweynaha puntland Siciid C/laahi DANi.

Sidoo kale wafuuda maanta gaartay magaalada garoowe ee caasimada puntland waxaa kamid ah madaxweynaha jubbaland Axmed maxamed islaan Axmed madoobe.

Isna waxaa magaalada garoowe gaaray madaxweynada maamulka konfur Galbeed soomaaliya C/Casiis lafta gareen iyo wafdi uu hogaaminaayo.

Wararka ay heleeyso warbaahita Radiosyl.com ayaa tilmaamaya in magaalada garoowe uu maalinta beri ah gaari doono madaxweynaha dowlada federalka soomaaliya maxamed C/laahi farmaajo.

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Notice: Undefined index: minimize_desktop in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 114 Notice: Undefined index: minimize_mobile in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 116
Get Widget