Sawirro:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo booqaday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Isbitaalada Magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii xalay lagu qaaday Maqaayada Hilaac UK eek u taalla Wadada Maka Al-mukarama.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale waxa uu dhiig ushubay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii xalay .

Sawiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Notice: Undefined index: minimize_desktop in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 114 Notice: Undefined index: minimize_mobile in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 116
Get Widget