Madaxweynaha DFS & Wadfdi Uu Hogaaminaayo Oo U Amba Baxay Magaalada Garoowe

Radiosyl.com

Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta u amba baxay magaalada garoowe ee caasimada maamulka putland isagoona ka qab-galaya shirka wada tashiga somaaliya .

Maalintii shalay ahayd ayaa halkaasi waxaa gaaray qaar ka tirsan maamul-goboleedyada iyo wasiirka 1-aad ee dowlada federalka soomaaliya si ay qayb uga noqdaan shirka.

Warka waxaa uu intaasi ku darayaa in dhamaan jidadka gudaha magaalada garoowe ay xiran yihiin si loo adkeeyo amaanka guud ee caasimada puntland.

Dhinaca kale dadweyne fara badan ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada garoowe kuwaa oo sugaya inay soo dhaweyaan madaxweynaha DFSoomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Notice: Undefined index: minimize_desktop in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 114 Notice: Undefined index: minimize_mobile in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 116
Get Widget