Diyaarad Siday Rakaab Gaaraya 143 Oo Xalay Ku Dhacday Wabi Ku Yaalla Dalka Mareeycanka

Radiosyl.com

Diyaarad kuwa rakabka ah oo sidday 143 ruuc oo rakaab a ayaa habeenimadii xalay si nabad ah ugu dul dhacday wabiga  Johnville  ee gobolka Florida oo ka tirsan dalka Mareykanka

Diyaaraddaan oo nuuceedu ahaa  Boeing 737,waxa ay ka timid dalka Kuba,iyadoo ku socotay Woqooyiga gobolka Folorida,mana jitro wax dhimasho ama dhaawac ah, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka Florida.

Madaxa Boliiska ee magaalada Jacksonville ,ayaa sheeegay in diyaaradaasi ay si nabad ah u  dul sabeyneyso biyaha dushoo,isla markaana ay ka badbaaday in ay quusto ama ay tagto gunta hoose ee biyaha.

Ciidamada ammaanka maraakiibta iyo kuwa gargaarka degdegga ah ayaa gurmad bni aadanimo u fidiyay dhibanatashii ka badbaaday shilka diyaaradaasi,waxaana illaa hadda socota baaritan la xiriira waxa sababay.

 Radiosyl.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Notice: Undefined index: minimize_desktop in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 114 Notice: Undefined index: minimize_mobile in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 116
Get Widget