BURTINLE MAIN Tarmac Road construction AND DOWLADDA HOOSE BURTINLE.

BURTINLE QANDARAAS (1)

PUNTLAND STATE

OF SOMALIA

DOWLADA PUNTLAND

EE SOOMAALIA

 DOWLADA HOOSE EE DEGMDA BUURTINLE

  BURTINLE LOCAL GOVERNMENT

Gudiga Qandaraaska

                                                          13/ May /2019

OGAYSIIS                      Baahin Qandaraas

Tixraac      01/Msahaariica JPLG-2019

Maamulka Degmada  BUURTINLE.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha kala ah: ……                                                                                          Dhisme waddoo LAAMI AH.……………

Sidaas darteed, Dowlada Hoose ee Degmada BUURTINLE waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.

  1. …BURTINLE MAIN Tarmac Road construction…

Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda:_13__/__May__/2019 ilaa __26_/__May_/2019 Dowlada hoose ee Degmada Burtinle qiime ah $20 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

 Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee  qoraalkan ku xusan.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: 

Cinwaanka iyo Meesha]

ka hor wakhtiga;_12__;_PM__ taariikhda;_26__/_May__/2019. 

 

Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;

(taariikh;__27_/___MAY/2019, , (wakhtiga;_10 __:_AM__  ilaa __12 PM_:____

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.

  Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; _16__/_May__/2019, waqtiga; _09_:_AM_, Goobtu Dawladda hoose/Buurtinle

si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

 

No Documents Description Submitted
Yes No
1 Original – Certificate of registration From the district and MoPW
2 Original – Receipt of each bid document ($50) From the district
3 Copy – Completion projects The past three years completed projects (UN, INGOs etc)
4 Copy – CV’s of Project engineer with certificate Project engineer’s CV’s
5 Copy – the company’s Profile Company profile
6 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs)

 

Waxaa lagu soo hagaajin karaa madaxa wax iibsiga D/hoose ee Degmada Burtinle

BURTINLE QANDARAAS (1)

 

 Gulleid Saajid Jama

 Contact: Gulleid143@gmail.com

TELL:  0907688803

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Notice: Undefined index: minimize_desktop in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 114 Notice: Undefined index: minimize_mobile in /customers/8/4/8/radiosyl.com/httpd.www/wp-content/plugins/mystickyelements/mystickyelements-front.php on line 116
Get Widget