(VIDEO) Madaxweyne Deno oo kulan la qaatay Guddigii ka shaqeeyay Xafladii Caleemo saarka

no responses
Friday February 1, 2019 - 10:23 under Arrimaha Bulshada. by Hassan Haykal
mqdefault

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada ee Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu ku la kulmay Guddigii ka shaqeeyay Xafladii lagu caleemo saaray isaga iyo kuxigeenkiisa .

Madaxweynaha ayaa Guddiga ku amaanay shaqadii wanaagsanayd ee ay soo qabteen in lagu guda jiray munaasibada .

Halkan ka daawo.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay guddigii ka shaqaynayey xafladdii qaban qaabada caleema saarka madaxda Puntland.©Raadjoog Media

Slået op af Raadjoog Media i Torsdag den 31. januar 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *