(VIDEO) Madaxweyne Deni oo Garoowe ku la kulmay Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya

no responses
Friday February 1, 2019 - 10:08 under Arrimaha Bulshada. by Hassan Haykal
mqdefault

Madaxweynaha  dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada  Puntland ku qaabilay jaaliyada dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya .

Jaaliya iyo madaxweyneyne Deni ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada noolaan shaha iyo is dhexgalka Bulshada labada dhinac .

Dadka  ka soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa ah dadka ugu badan ee goobaha Ganacsi kuleh magaalooyinka waawayn ee Puntland .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *