Tariikhdii Asxaabta Rasuulka Waxaa Soo Jeedinaayo Sh.Saalax Macalin

no responses
Friday April 26, 2019 - 8:55 under Arrimaha Bulshada. by Ahmed mohamed
mqdefault

Radiosyl.com

Asxaabta kala duwan ee inagala xiriirta Radiosyl.com waxaan manta oo jimce ah idiin soo gudbinaynaa Suura min saxaati xayaaba oo ah dersi ka hadlaya tariikhdii asxaabta Rasuulka CSW.

Si’aad uga waana qaadataan islamarkaasna aad ugu camal fashaan waayo aduunkaan waxaa loo joogaa in lagu camal fasho ama saad loo qaato Aakhiro sidaasi u ogaada walaaleyaal.

Casharkaa waxaa uu ka hadlayaa tariikhdii asxaabta rasuulka iyo sida ay u noolayeen iyaga oo hamigooda ka saaray gebi’ahaanba aduunka islamarkaasna u jiheeystay dhinacaas iyo Aakhiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *