Shirkii Dhalinyarada Qaran oo laga soo saaray war murtiyeed.

no responses
Friday December 28, 2018 - 2:51 under Wararka Maanta by ilkadhagax

Shirkii Dhallinyarada heer Qaran oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa labo cisho kaddib maantay la soo afmeeray.

Qodobadda oo aan wali soo gaarin darteed ayaan waxaan ballan ku qaadaynaa in faah-faahin idin soo bandhigi doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *