Shirka Tubta Cadaalada Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

no responses
Thursday May 2, 2019 - 6:09 under Wararka Maanta by Ahmed mohamed
mqdefault

Radiosyl.com

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ahna Caasimadda kumeel gaarka ah Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa ka dhacay shirka Tubta arrimaha Cadaalada Iyo Amniga.

Waxaa shir gudoominayey Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) waxaana  kasoo Qeybgaley 6 Wasaaradood, iyaddoo shirka inta uu socdey qodobadii  ugu muhiimsanaa ee looga hadlay ay kamid ahaayeen siddii cadaalad dhab ah ay u heli lahaayeen shacabka Koonfur Galbeed iyo siddii kooxda nabad-diidka looga xoreyn lahaa deegaanada ay ku dhuumanayaan.

Balanqaadkii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed waxaa ka mid ahaa  Bulshada Koonfur Galbeed soomaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *