Qaar kamid Ah Xaywaanada Doorjoogta Ah Oo Dib Ugu Soo Noqday ‎Dalka Soomaaliya DAAWASHO

no responses
Saturday April 27, 2019 - 7:27 under Arrimaha Bulshada. by Ahmed mohamed
mqdefault

RADIOSYL.COM

DAAWASHO

Tan iyo markii ay bur-burtay dowladii dhexe ee dalka waxaa iyaguna dabar go’ay oo meesha ka baxay xaywaanadii duur joogta ahaa kuwaasi oo ka cararay dhawaqa rasaasta waweeyn iyo ka ganacsiga wiyisha & faanta maroodiga.

Iyagoona la xaqiijiyay inay u carareen wadamada deriska la ah dalka somaaliya gaar’ahaan wadanka Kenya,kaas oo siweyn loogu xananeeyo xaywaanadii duurjoogta ahaa ka dib bur-burkii dalka somaaliya.

Dowladii hore ee Somaaliya ayaa qayb ka noqotay ururka EPI,oo ay ku mideysan yihiin wadamada ka hortaga tabar goynta iyo ka ganacsiga faanta maroodiga, si dib loogu soo dhiso taariikhda somaaliya ku leedahay ka ganacsiga iyo dabar gooynta faanta maroodiga.

Sikastaba ha’ahaatee waxaa wararka ay sheegayaan in xaywaanadii duurjoogta ahaa dib loogu arkay qaybo kamid ah gobolada jubbooyinka halkaasi oo xili can ku ahayd xaywaanada duurjoogta ah ee dalka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                  Ahmed Mahamed Rajaa

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                Radiosyl.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ahmed maxamed Rajaa

Radiosyl.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *