Mid Kamid Ahaa Halgamayaashii Xornimo Doonka SYL Oo Geeriyooday

no responses
Thursday May 2, 2019 - 4:09 under Wararka Maanta by Ahmed mohamed
mqdefault

Radiosyl.com

Allaha u naxariisto waxaa maanta geeriyoday mid kamid ahaa halgamayaashii SYL oo lagu magacaabi jiray Cali cumar sheegow.

Sheegoow ayaa waxaa uu soo qabtay xilal kala gedisan sida gudoomiyaha gobolka banaadir iyo wasiir sida uu warbaahinta BBC-da u sheegay C/qaadir cali boolaay oo siweyn u yaqaanay .

Cali cumar sheegoow ayaa ahaa nin fur furan islamarkaasna ay ku weeyn tahay soomaalinimada waayo waxaa uu joogay xornimada ka hor.

Sikastaba Ha noqotee waxaa uu kamid yahay dadka qiimaha badan ee ka baxay umadda soomaaliyeed, Iyadoo aan marnaba la ilaabi karin sidii ay Nafooda ay ugu hureen halganka qiimaha badan ee maanta aan harsaneeyno.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *