Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay qaraxii Muqdisho

no responses
Friday March 1, 2019 - 12:03 under Arrimaha Bulshada. by Hassan Haykal
mqdefault

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii arxan darada ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *