Madaxweynaha maamulka Galmudug Oo Gaaray Caasimada Puntland

no responses
Saturday May 4, 2019 - 12:29 under Wararka Maanta by Ahmed mohamed
mqdefault

Radiosyl.com

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka galmudug oo ka degay Caasimada puntland si uu uga qayb-qaato shirka.

Xaaf iyo wafdigiisa ayaa la filaayay inay garoowe garaan maalintii shalay ahay xiligaas oo ay yimayeen badi madaxda maamulada dalka .

Shirkaan ayaa ah mid wada tashi oo dhex mari doona maamul-goboleedyada xubnaha ka ah dowlada federalka iyo DFS, iyadoona Rajo Laga qabo in la xaliyo dhamaan khilaafyada jira.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *