Garyaqaanka Dawlada Puntland “Madaxweyne kuxigeenku awood umalaha inuu gudi magacaabo”,

no responses
Friday December 7, 2018 - 12:13 under Wararka Maanta by Hassan Haykal
mqdefault

Garyaqaanka Guud ee Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud  ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Maxamed Yuusuf, ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u laheyn inuu magacaabo guddiga xalinta khilaafaadka, oo uu dhawaan kaga dhawaaqay magaalada Garowe.

Qodobada 80 iyo 81 ee Dastuurka Puntland ayuu sheegay inay cadeynayaan awoodaha ay kala leeyihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland.
Halkan ka akhriso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *