Garoowe: Madaxkamada Darajada koowaad oo dil ku xukuntay ragii ka dambeeyay Kufsigii Gaalkacyo

no responses
Saturday March 2, 2019 - 12:28 under Arrimaha Bulshada. by Hassan Haykal
mqdefault

Maxkamada Darajada Kwaad ee Gobolka Nugaal ayaa dil toogasho ah waxay ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay kufsiga gabar yar oo ay ku kufsadeen Magaaladda Gaalkcyo.

Shanta Eedaysane Ayaa Kala Ahaa
1. Cabdirisaaq Axmed Cilmi
2. Cabdirisaaq Cali Cabdi.
3. Yuusuf Cabdulaahi Xirsi.
4. Ugaas Mire Barre.
5. Cismaan Maxamed Cabdilaahi

Hoos kadaawo xukunta Maxkamdda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *