(Dhegayso) Xildhibaan Xidig oo ka hadlay Xaalada Jubada Hoose iyo doorashada ku soo wajahan

no responses
Monday March 4, 2019 - 3:57 under Arrimaha Bulshada. by Hassan Haykal
mqdefault

Xildhibaan Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka kaas oo maalmahaan safar ugu maqnaa Magaalada Kismaayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay ujeedka safarkiisii Kismaayo iyo kulamo kala duwan oo uu Kismaayo kula yeeshay Madaxda Jubbaland iyo Odayaasha dhaqanka, waxaana uu sheegay in uu yahay musharax Madaxweynaha Jubbaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *