(Dhegayso) Maamulaha Kastamka gobolka Sool “Wasiir waxaa Xafiisyo noo ah geedaha Qurcaanta ah’ waxaa Fadhi noo ah Qadiifadaha”,

no responses
Monday March 4, 2019 - 4:04 under Arrimaha Bulshada. by Hassan Haykal
mqdefault

Wasiirka wasaarada maaliyada dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Kastamka canshuuraha ee gobolka Sool.

Wasiirka ayaa waxa uu ukuurgalay qaabka uu ushaqeeyo Kastamka iyo daruufaha haysta shaqaalaha ka shaqeeya .

 

Maamulaha Kastamka  Sool Sheekh Bashiir Cabdilaahi Khaliif ayaa wasiirka u sheegay in geedaha hoostooda ay xafiisyo uyihiin,taas oo muujinaysa darufaha adag oo ay ku shaqeeyaan shaqaalaha Kastamka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *